Arimaha Shaqsiga & Qoyska

Adeegan waxaa loogu talo galay shaqsiyaadka raba in ay hormariyaan naftooda oo ay xal u helaan culeysyada nolosha ka soo wajaha naftooda iyo qoyskooda. Qofka waxa uu iska diiwaangeleinayaa mid ka mid nuucyada adeega hoos ku xusan:

Saacadle: $100 (US Dollar)

Faaidooyinka:

  • Hal saac oo qaabilaad toos ah
  • In aad heshid talooyin ku aadan arimahaaga gaarka ah

Bille: $1,150

Faaidooyinka:

  • 8 kulan oo aan kula yeelano bisha gudaheeda
  • Ilaa 15 saacadood oo lagula xaliyo culeyskaaga
  • In aan kula wadaagno talooyinka oo qoraal ah bisha marka ay dhamaa
  • Ilaa 5 wicitaan telefon ah - 30 daqiiqo guud ahaan

Arimaha Ganacsiga & Shirkadaha

Adeegan waxaa loogu talo galay shaqsiyaadka raba in ay xal u helaan mashaakilka ka haysta ganacsigooda ama shirkadaha ay la shaqeeyaan. Qofka waxa uu iibsanayaa saacad si loola taliyo ama waxa uu qaadanayaa barnaamijka billaha

Saacadle: $100 (US Dollar)

Faaidooyinka:

  • Hal saac oo qaabilaad toos ah
  • In aad heshid talooyin ku aadan ganacsiga ama shirkadda

Bille: $2,350

Faaidooyinka:

  • 10 kulan oo aan kula yeelano bisha gudaheeda
  • Ilaa 20 saacadood oo lagula xaliyo culeyskaaga
  • In aan kula wadaagno talooyinka oo qoraal ah bisha marka ay dhamaato
  • Ilaa 10 wicitaan telefon ah - 60 daqiiqo guud ahaan

Buuxi Foomka Adeega